Nin Careesan oo Sabab layaab leh u gubay Xaruntii Bisha Cas ee Baardheere (Sawirro)

Wararka aan ka heleyno magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad careesan oo magaaladaasi kunool ay dab qabad siiyeen xaruntii ay ku howlgali jirtay Hay’adad Bisha Cas. Sida aan wararka ku helnay dalkan lagu gubay xarunta Bisha Cas ee magaalada Baardheere waxaa ka dambeeyay nin kamid ahaa shaqaalaha xaruntaasi lagu sameeyay shaqo joojin … Continue reading Nin Careesan oo Sabab layaab leh u gubay Xaruntii Bisha Cas ee Baardheere (Sawirro)